keep back
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
keep back
/kiip baak/ (v) wax la harid (dib wax u haysasho). e.g. He decided to keep back all the information.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
back
n., dhabar, -ki (general name), jirjir, -ki (this word is especially used for the back of man and generally for designating the hinder part of anything); all the back, jirjirad, -ki; fall on your back, jirjiradka u dhac; carry a person on your back, dhabarka ku sid; of animals, dul, -shi; back behind the camel's hump, maraqsaar, -ki.
back, ad., dhabarka, dabada, dib;
be back, noqo; at one o'clock I will be back in the office, kowdaan xafiska ku noqon; come back, soo noqo; give back to, uceli; go back, dib u noqo; keep back, dib u jooji or hay; pull back, dabada, or dhabarka, or dib u jiid; send back, dib u dir; take back to you, cesho.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
keep
v.tr., hoo, hay, hayso, qabo; keep for you, dhigo, qaado; keep your promise, hadalkaaga daso or xejiso; keep asunder, kala baydhi; keep away, off, fogay, fogee, ka fogee; keep back, dib u celi; keep down, hoos u hay; keep under your temper, camalkaaga iska hoosaysii; keep where you are, halkaad joogtid joog; keep off, duw, naga duw.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Feedback
Dib u quudsi
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
feedback
(n) the return of information about the result of a process, evaluation or correction.
war ka bixin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
feedback
/fiidh-baak/ (n) natiijo ama jawaab-celis (ra'yiga ku saabsan natiijada ka timaadda hawl ama fal la qabtay). e.g. Our company welcomes feedback from customers.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
get back
/get bak/ (v) soo-laabasho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
set back
/set baak/ (v) 1. dib u dhigid (daahin) 2. gadaal dhigid (meel gadaale ku meelayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gulp back
/galp-bak/ (v) dib u-liqid, dib ula noqosho ra'yi iwm.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
left back
difaaca baalka bidix
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
go back
/ (v) dib u-noqosho, laabasho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
keep on
/kiip on/ (v) ku soco (hakala joojin); ku wad. e.g. Keep on doing this.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
keep up
/kiip ap/ (v) 1. kor u hayn (meeshiisa ku hayn). 2. hawl sare hayn (heer sare wax u samayn) e.g. Keep up the good work! 3. la qabsad (sida wax yihiin ula socosho). e.g. He can't keep up with you when you are running.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cut back
/kat baak/ (v) dhimid (yarayn).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
ice pack
(n) a cold instrument used to cool the body and reduce the blood supply to an area.
kiish baraf ku jiro
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
keep (v)
heeshaal
hayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pay back
/pey baak/ (v) gadaal ka bixin (dayn hore dib u gudid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
put back
/put bak/ (v) dib u dhigid (gadaal u celin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sit back
/sit baak/ (v) gadaal fariisasho (u dhaqaaqid la'aan, layska istireexo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
call back
/kool baak/ (v) 1. dib u wicid. (v) 2.teleefon kusoo celin (dib u soo wicid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
come back
/kam-baak/ (v) soo-laabasho (soo-noqosho).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fall back
/fool bak/ (v) gadaal u-bixid, dib u-noqosho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
give back
/giv-bak/ (v) u-celin, dib u siin. e.g. Could you give me back my money?
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Half Back
Heegan Gargaar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hark back
/harkbak/ (v) dib u-xusid, tix-raacid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hold back
/holdh-bak/ (v) dib u-hayn, celin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
keep down
/kiip dhawn/ (v) hoos u hayn (horukac u diidid); koontaroolid. e.g. It is very important to keep costs down.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
knap-sack
/naap saak/ (n) boorsada la xambaarsado (dhabarka lugu qaato)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
look back
/ (v) xasuusasho (gadaal wax u eegid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
play back
/pley baak/ (v) dub-u daarid (dib u shidid wax hadda la dhagaystay ama la duubay).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
roll back
/rowl bak/ (v) hoos-u dhigid (sicir dhimid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
take back
/teyk baak/ (v) 1. ka noqosho (qirasho gaf qof ka dhacay) (v) 2. dib ula-noqosho (dib-u ceshasho).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
turn back
/tern bak/ (v) dib-u noqosho (dib-u laabasho).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Seef bacaad
Seif dune